Asxaabtii Rasuulka
19.06.2013 15:17
Fadlan dhagayso Muxaadaroyinkan hoose hadii aad rabto inaad barato axkaabta guurka iyo Arimaha la xidhiidha, Sida:Ahmiyada Guurka, Doonista Gabadha, Walaayada, Aqal galka,Masruufka & Nafaqada, 30 ka Dumarka ah ee guurkoodu kaa xaaranta yahay, Furiinka, Fasaqaada, Dhaarta & Nidarka, Qaladka Dumarka & Raga, Waqtiga Guurku Xaaraanta yahay iyo Korinta Ubadka. iwm. Runtii waa Cilmi Muhiim ah 100%.
1 | Ahmiyada Guurka | Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir |
2 | Fiqiga Guurka1 | Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir |
3 | Fiqiga Guurka2 | Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir |
4 | Fiqiga Guurka3 | Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir |
5 | Fiqiga Guurka4 | Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir |
6 | Fiqiga Guurka5 | Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir |
7 | Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir | |
8 | Guurka & Axkaamtisa | Sh. Boqolsoon (Raximahullaah) |
9 | Barbaarinta Ubadka | Sh. Mustafa Xaaji Ismaaciil |
10 | Xijaabka Dumarka | Sh. Boqolsoon (Raximahullaah) |
11 | Xanta iyo Dhibaatadeeda | Sh. Boqolsoon (Raximahullaah) |
12 | Xaaska Wanaagsan | Sh. Boqolsoon (Raximahullaah) |
13 | Taarikul Salaad | Sh. Boqolsoon (Raximahullaah) |
14 | Xuquuqda Labada-isqaba | Sh. Mustafa Xaaji Ismaaciil |
15 | Aadabta Furniinka | Sh. Maxamed Umal |
16 | Balantii Rasuulka (S.C.W.) ee Dumarka | Sh. Maxamed Umal |
17 | Dumarka | Sh. Maxamed Umal |
18 | Waajibka Dumarka Saaran | Sh. Maxamed Umal |
19 | Dowrka Gabadha Muslimada | Sh. Maxamed Idiris |
20 | Masuulita Waalidka ka saaran Caruurta | Sh. Maxamed Khadar |
21 | Axkaamta Guurdoonka | Sh. C/Risaaq Takar |
22 | Kunoolaanshaha Dalalka Galbeedka | Sh.Cabdiraxmaan Sh. Cumar |
23 | Xukunka Heesaha & Muusiga Heerka Diinta Islaamku | Sh. Cusmaan Cali Xusseen |