jaliyada D&M
09.09.2013 13:13






.JPG)




Magaalada Amisterdam ee caasimada wadanka Netherland ayaa waxaa kulan muhiim ahaa ku yeeshey Jaaliyada Soomaalimaay ee wadankaasi kaas oo laaga hadlayey Arimo badan oo muhiim u ah dadka iyo deegaanada Arlaadii Soomaaliya.
Qodobada shirkaan looga hadlayey ayaa waxxaa kamdi ahaa:- 1 waxaa taageero Kal iyo laab leh ay jaaliyadu taageertey go'aankii Malaaqyada Soomaali Maay kasoo yeerey hadi uu ahaan lahaa in maamul la dhisto ama hadii dowlada xiriirka loo jari lahaa.
2 in dhasi Dhaqaalo ay u aruuriso Jaaliyada oo ay ku taageereyso Madasha Gogasha laga Fidinayo ee Baydhabo shirka maamul usameynta 6-da Gobol ee Deegaanada Arllaadii.
3- In Laga Qeyb qaato Mudaaharaadka ka Dhacaya Shirka Biljamka 16-ka sep, oo inaga xiga dhowr maalamood keliya.
Qodobada 4aad iyo 5aas ee shirka waxay kala yihiin Digniin & Talo oo mid Malaaqyada Ugaar ah & Mid Soomaai Maay oo dhan khuseyso.
4- Malaaqyada hadii Madaxweyne Safarow uu yimaado Baydhabo & Hadii Jawaarey Imaadaba yaan laga dheg lalaq loo siinin in maamul usameynta deegaanadaasi lagajoogo.
5- Soomaali maayeey waxad leedihiin Af-Idin G
aar ah, Gobolo Idinku Filan waxaaba idin soo jeedin laheyn in laga shaqeeyo Mustaqbalka qaabkii aanu uga goĆ® laheyn soomalaidaan Horror-ka inteeda kale oo aanu u noqon laheyn sida Somaaliland oo kale.
marka aniga waxaan layhaya aan dedaalno