Muxaadaradaan ayaa wuxuu sheekh ka jeediyey masjidka towfiiq Baydhabo sanadkii 2010 oo xiligaasi aan booqasho ku tagay Baydhabo oo ah xuduntii dhulkii isgowky i Uthughy. Sheekh Idriss Sheekh Mad iidow ayaa wuxuu ku sharxi doonaan Axmaantaan Soonka Afkii Aayow , ilaah kheyr badan haka siiyo anagana hanaga dhigo kuwii ku camal fala.
waa walaalkiina Bashiir Xabashow
WALAAL AAKHIRO WAX U HORMARSO MALAKAMOWDKA KULAMA TASHAN DOONEE
GUDIGA AFURINTA MASJIDKA JAMACA BAYDHABO KALA XIRIIR
1-Sh.Nuur Dheere Gudomiye 0615593718
2-Cabdalla sharif Elay 0615578320
3-Maxamed Shariif adan 0615593110
4-Macani Sh. Sahal 0615599750
5-C/qaadir xasan geedow 0907711144
6-Bashiir Maxamed Aden 0615590121