Waxaan la ooynaaa mar walbo aan u doodaa dhulkayga aan u dhashey oo ilaa iyo lixdankii la iila daba jooga boob iyo dagaal la iga daba wado
dhac iima yara kufsi dhaaf warkiisa waxaan dareemaa kali ahaan mar walbo waxaan dareemaa dhaxan badan maxaa dhacey aaway dadkayga aniga markan
arko wadooyin badaan taas oo ah mid qowmiyadeed iyo mid dowladeed ana ka soo bilaabo lixdankee,
waxaa lagu xirey xabsi 100 ka badan kismaayo, qaarna ku dhintey xabsiga dhaxdiisa qaarna lagadey talyaaniga iyagoo loo adeegsadey siyaabo badan
waxaa ku xigtey 1969 markii talada la wareegay rajiimkii maxamed siyaad bare asigoo igala dagaalamey dhinac waxbarsahda iyo saxaafada iyo horemarka asigoo xataa iga xirey biyahii aan cabilahaa ee isha baydhabo asigoo adeegsanayo qibiro shaqo ku lah biya xareeynka iyo in qasab la iiga dhigey inaan barto afka somaliga ,waxaa taas ka darneyd in la iiga xareeyn jirey waxaan ka soo saarto dhulka oo ilaahey iigu deeqay in qasab la iga xareeyn jirey ADC, oo hadana aniga dib la iigu gadi jirey , waxaa ka darneyd in barnaamij ka socdey brojectka la dhahaayey la keeni jirey shaqaalaha gobalka boosaaso dadka dhulka u dhasheyna wax shaqo aan ku haynin iyagoo jooga dhulkooda wax walbo xasuus ay leeyahiin maalintii ay soo galeyn ciidanka ay wateey adan gabyow iyo jees ma iloowdeyn dadkayga ama wali waa xasuusan waysay maqaarkii iyo baahidii dheeray ay la ooysay boqorad IRLAND ma xasuusatiin
madaxwaynahii maraykanka BUSH booqashadee uuu ku yimid baydhabo asigoo aad ugu muuqata murago badan , ama waxaa idin dhimin dadkayga in mar labaad la idin marsiiyo dhibkaas maxaa dhacey ama waxaa taheeeyn islaan umashey ka dibna ilowdey fooshii? aan ku soo noqdey qoraalkeyga qaaliga waa dhibanahey aniga waxaa i saaran murugo badan taas oo iga dhamaan waysay wax badan waxaan ku ahey somalia dhaxdiisa qaxooti aan ku haysan taageero oo wali hadana korkiisa lagu dagaalamaayo alow ka saar dadka dhibka ,ama waxaaa ilowsantahiin inay idinka soo tarxeelo boosaaso ama waqooyi idinkoo idinla sheeganaayo somalinimo war ka kaca hurdada oo ku mudoobe maamulka koonfut galbeed dhisa wadankiina ku horemara cadowga
waxaa mar walbo aad diyaar u noqtaan dibu dhiska iyo kobcinta shacabka iyo wax soo saarka
(REEGASAMA RAGAASHE WEEREEY), waa hadii la halo wax qabad mideysan iyo isku duubni,
waa arki doontiin in sida u quudin jirteyn dadkii ka soo barakacey abaartii dab dheereed hadana idinku caaynaayo inaad tuugsataan
ilaahey agtiisa waxba kam ah taas waa imaaneysaa waa hadii midnimo iyo horemar laga gaaro
waa ku mahadsantahiin inta la socoto qoraalkayga
dr abukar dahir nour xabeeb