Wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka ingiriiska ayaa u digay Muwaadiniinta dalkooda Inaanay U Safrin Soomaaliya iIyo Somaliland sababo Dhinca Amaanka ah Awgiis
Warqoraal ah oo ay soo dhigaeen Bartooda internet-ka ay ku leeyihiin wasaarada Arimaha dibada Dalka Ingiriiska ayaa Looga Digay Muwaadintiinta British-ka ay ka fogaadaan inay u safraan Somalia iyo Somaliland
“Dhamaan dadka Biriska ah ee ku sugan Soomaaliya waa inay sida ugu dhakhsaha badanleh uga baxaan Soomaaliya ” ayaa lagu yiri qoraalkaasi.
Qoraalka ay waxaa dowlada Ingiriiska ay ku sheegeen ineey aaminsanyihiin in kooxo Argagixiso ah ay qorsheynayaan Weeraro Lagu qaado Muwaadiniinta Britain ee ku sugan Soomaaliya iyo Soomaaliland.
Bishii February ee Sanadkaan ayeey aheyd markii Dowlada Ingiriiska ay u Digeen Muwaadiniinta Dalkeeda ineey ka soobaxaan Soomaaliya iyo Soomaaliland.
Emai: info@wadaninews.net