Home > DAAWO SAWIRRO Al-Shabaab oo Hosbitaalka Diin soor dib u furay Oct 21, 2013
DAAWO SAWIRRO Al-Shabaab oo Hosbitaalka Diin soor dib u furay Oct 21, 2013
Wararka Ka’imaanaya Degmada Diinsoor ayaa sheegaya in Mileeshiyada Al-Shabaab ay ku Guuleysteen in ay dib u Howlgaliyaan Hosbitaalka Degmadaasi. waa maxay sababta oo hada ay ufureen