Xoolaha loogu talagalay in subaxii ay ku quraacdaan Inta uu socdo Shirka Dowlad Goboleedka Loogu sameynayo 6/da gobol ee Koonfur Galbeed Soomaaliya Ergada Shirka ayaa lasoo gaba gabeeyey soo iibintooda. waxaa loo diyariyey qeybtii kowaad ee Xoolihii ay ku Quraacan lahaayeen Ergadii Shirka Baydhabo ugu farmey ee aheyd ujeedkooda Maamul Usameynta 6/da Gobol ee Koonfurta Soomaaliya waxaana loogu talagalay keliya Xoolahaan Quraac in loogu sameeyo dadka ergada ah waxaana jiro Casho & Qado xoolo nooc kale oo aan Ari aheyn ee Ergadaasi Loogu Talagalay.
Waxaana Dhiiga ugu soo noqon doono Xoolahaan hilibkooda & maraqooda ergadii ka qeyb gasha Shirka Baydhabo oo nasiib uyeelata ee inta Aan xirmin liiska ka qeyb galiyaasha shirka dhasi ula xiriir Gudiyada Farsamada ee Shirka Baydhabo.









BALANTEENU WAA SHIRKA BAYDHABO EE DOWLAD GOBOLEEDKA LOOGU SAMEYNAYO KOONFUR GALBEED>