Dhagayso:-Dhalinyaro katirsan Beelaha Digil iyo mirifle oo lagu Xir Xiray Gaalkcayo arxandorada mahaytahayna Sep 18, 2013

Waxaa Ciidamada Amaanka ee Magaalada Gaalkcayo ay Bilabeen Howl galo Balaaran oo Amaanka Lagu sugayo isla Markasna Ay cidamada amaanka ay qabteen Dhalinyaro kaso Jeeda Belaha Digil iyo mirifle.

Sido kale Waxaa lagu dhaliilay Ciidamada Amaanka ee maamulka Puntland inay gabeen howl galadii ay Kawadeen Gaalkcayo isla Markaasna ay ka qayb Qataan Dagaalada Badiyaha.