Dhagayso:- Dowlada oo u Jawaabtay Al-Shabaab;-19/06/2013

Xili Al-Al-Shabaab ay soo bandhigeen labo askari oo ay sheegeen in ay ka goosteen dowlada ayaa arintaasi waxaa ka hadlay saraakiisha dowlada Soomaaliya.

Taliyaha ciidamada dowlada ee gobalka Bay Xasan Baydhabo oo la hadlay warbaahinta Saadaalmedia ayaa wuxuu sheegay inaysan jirin askar ka goosatay dowlada oo ku biirtay Al-Shabaab.

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA TALIYAHA CIIDAMADA BAYDHABO

www.waaninews.net

info@wadaninews.net