Nabadoon Daahir Aadan dhangad oo kamid ah Nabadoonada gobalka Mudug oo maanta naguso Booqday Xarunta Saadaal Media Gaalkcyo ayaa ka hadlay Arimo dhowr ah oo ay kamid tahay Qaraxyadii xamar kadhacay.
Dhangad ayaa eedeyeey Dowladda soomaliya Madaxda dalka ugu Saraysay wuxuna ku eedeyeey in ay ka gaabiyeen doorkii ay kulahayeen Baraarujinta shacabka sido kale nabadoonku wuxuu sheegay in Madaxweynaha soomaliya loga bahanyahy in marka hore u wax ka qabto Amaanka muqdisho markaas uu so fara galiyo gobalada kale.
Dhangad ayaa sido kale sheegay in Nabadoon Xasan xaad in u haysto Guryo dad shacab ah ay leyihiin balse Taas la isaga Daba imaan doono sida u sheegay Dhangad oo Saadaal.net la hadlayey.
Wuxuu sido kale Dhangad baaq u diray Madaxda Jubbaland oo u ugu baaqay in aysan Tagan magaalada Muqdisho oo la filayo in u kadhaco Shir Balaaran oo loga hadlayo arimaha Jubbooyinka.
Wuxu sheegay in Madaxda loga bahaanyahy in aysan ka qayb galin shirka xamar kadhacaya isagoo sheegay in shirkaas ay qaban qaabinayso beel kamid hah Beelaha soomaliyeed ee dagta Dalka.
Madaxda Jubbaland siba Axmed madoobe ayuu nabadoonku ugu baaqay in ay dadajiyaan Dhisida Gollaha Wasirada iyo inta kadhiman Dhismaha Jubbaland state.
Hoos Kadhagayso isagoo arimo badan ka hadlaya
Dhagayso Codka Nabadoon Dahir aadan Dhangad
Email: info@wadaninews.net