Dhagayso:-Odayaasha Beesha Habargidir “Wadaadka Xasan daahir Aweys Si deg deg ah halosi Daayo hadii kale Waxba dhici doona Sep 27, 2013

Dhagayso:-Odayaasha Beesha Habargidir “Wadaadka Xasan daahir Aweys Si deg deg ah halosi Daayo hadii kale Waxba dhici doona Sep 27, 2013

Kadib kulan ay Maanta yeshen odayaasha iyo Waxgaradka Beesha Habargidir ayaa Waxa ay ugu Baqen madaxweynaha soomaliya xasan Sheekh inuu si Deg Deg ah uu kusi daayo Xasan daahir Aweys oo Wali kujira gacanta Dowladda.
Odayaashan kulanka qaatay Maanta ayaa waxa ay si weyn uga Caroodeen Xariga Xasan Daahir Aweys iyagoo ku shegay Hadalkooda in ay ka Xunyihiin Xariga lo gaystay Xasan daahir oo iskuso dhiibay Dowlada Federaalka soomaliya .
Ugaas Cabdi Daahir oo isagu ah ku simaha Ugaaska Ceyr oo Warbaahinta la hadlay ayaa shegay in uu Madaxda Dowlada uga Digayo in ay Xabsiga uu kusi Jiro Xasan daahir Aweys.

Ugaaska ayaa shegay in ay jiraan dad gashan Shaarka Dowlada oo dana gaar ah Qabsanaya isla markaasna Xasan Daahir Aweys kadamacsan Arimo Gaar ah.

Dhinaca kale Odayaal kale ayaa iyana ka hadlay Kulankaas Muqdisho kadhacay iyadoo su”aalo la Xirira Xariga Xasan daahi Aweys la waydiyeey,