Magaalada Muqdisho ee caasimda dalka waxaa kusugan odayaal iyo waxgarad badan oo kasoo jeeda deegaanada Jubbooyinka iyo Gedo.
KUlamo ay yeesheen odayaashaas ayaa waxaa ay ku eedeeyeen maamulka Axmed Madoobe ee Jubba in dhibaato uu ka wado deegaanada maamulkaas
Halkan Riix Si Aad U Dhagaysato GO’AANKA ODAYAASHA
Suldaan Xuseen Xasan (Naaleeye) oo ka tirsan odayaasha dhaqanka Jubbooyinka ee ku sugan magaalada Muqdisho ayaa sheegay marnaba inaysan u dul qaadan doonin hadii ay yihiin odayaasha Jubbooyinka dhibaato uu sheegay inay wadaan Axmed Madoobe iyo xubno ka tirsan Xukuumadda.
Sidoo kale waxaa uu sheegay inaysan raali ka noqon doonin maamulkas ayna ka shaqeyn doonaan sidii loo bur burin lahaa.