Dhagayso:-Raysal wasaaraha”Jaamacadii Umada Soomaaliyeed ayaan dib u furaynaa;.19/06/213

Raysal wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa sheegay in dib loo furayo jaamacadii Umada Soomaaliyeed oo ku xirantahay burburkii wadanka.

Sidoo kale Raysal wasaaraha Soomaaliya ayaa sidoo kale wuxuu baaq u diray dadka dagan goobihii waxbarashada, wuxuuna ugu baaqay in ay baneeyaan.

HALKAAN KA DHAGAYSO RAYSAL WASAARAHA

www.wadaninews.net

ifo@wadaninews,net

 


Crea un sito web gratis Webnode