Dhagayso+Sawiro:-xilabanada D&M OO Kalsoonidii kala laabtay DFS Sep 1, 2013

Dhagayso+Sawiro:-xilabanada D&M OO Kalsoonidii kala laabtay DFS Sep 1, 2013

Iyadoo Dowlada soomaaliya ay xilligaani soo wajahday muran kale oo ka imaanay shacbka daga gobolada bay iyo bakool kadib markii la soo laabay ama la soo xaliyay qilaafkii ka dhaxeyay maamulka jubba iyo dowlada ayaa haddane arimahaasi waxa cara xoogan ka qaaday malaqyada ka soo jeeda gobolada bay iyo bakool kuwaasi oo shegay in dowlada ay raali galineyso shaqsiyaad ay u aragtay in uu caqabad ku yahay arimaha soomaliya

Hadaba odayasha iyo maamulka ka arimiya Mgaalada Baydhabo ayaa si cad ah waxaa ay u shegeen in ay kalsooniada ay kala laabten dowlada uu hogaminaayo Xasan Sh Maxamuud

gudoomiye kuxigeenka gobolka Bay Shiine Macalin Nuurow Oo la Hadlay Warbaahinta aya sheegay in uu taageersan yahay warka ka soo bidhamay odayaasha iyo siyaasiinta ka soo jeeda gobolada bay iyo bakool wuxuuna sheegay in dowlada ay baal martay waxyaabihii lagu doortay.

banaan 133 bana banaa DSCF3360_1 hhhhh NNN k