Isuduaha wasarada Warfaafinta gobalka mudug oo shacabka Gaalkcyo ugu baqay in laga qayb qaato dhisida masjidka ramadaan ee ku yaal magaalada Gaalkcyo.
Cabdinaasir badal khalaf isuduha wasaarada warfaafnta gobalka mudug oo Saadaal Media naguso booqday ayaa maanta shacabka gaalkcyo uga baqay in ay ka qayb qaatan dhismaha masjidka ramadaan ee gaalkcyo maadana ay fooda inaguso hayso bishii barakaysnayd ee Ramadaan.
Hoos Kadhagayso ama Riix