Dhagayso:- Shirwayne looga hadlayo Amaanka Qaranka oo Muqdisho lagu qabanayo;-19/06/2013

Wasiirka arimaha gudaha ee xukuumada Soomaaliya C/kariin Xuseen Guuleed oo warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in laga qabanayo shir looga hadlayo arimaha Amniga Qaran.

Wasiirka ayaa wuxuu sheegay in shirkaan ay ka qaybgalayaan masuuliyiin badan isla markaana ay muhiim tahay in lagu dadaalo sidii wax looga qaban lahaa amaanka wadanka.

Hoos Kadhagayso Codka Wasiirka ama Riix

 

HALKAAN KA DHAGAYSO WASIIRKA ARIMAHA GUDAHA