Dhagayso:-Waxgaradka kaso Jeeda Sh/Hoose oo Weraar afka ah ku qaaday Beelaha Digil iyo mirifle Published on September 27, 2013

Kulan ay Maanyta oo khamiis ah ku yesheen magaalada Muqdisho Aqoonyahanada iyo waxgaaradka kasoo Jeeda Gobalka shabeelaha hoose ayaa waxa ay ku edeyeen Beelaah digil iyo mirifle inay isku kooben Kaligood Gobalada Konfur Galbeed go”aana ay Kaligood Qateen iyagoo an kala Tashan Beelaha kale ee daga gobaladaas.

 

mid kamid ah Aqoonyahanada gobalka shabellha Hoose oo Warbaahinta la hadlay ayaa shegay in Dowlada Federaalka loga Bahaanyahay in cadaalada Mar walba ay ka shaqayso isla Markaasna ay ilaaliso Dastuurka Dalka.

 

Aqoonyahan cabdiraxmaan Cumar Cabdi ayaa sido kale Digniin adag u Diray Digil iyo mirifle. isagoo uga digay inay isku kooban gobolo an Waxba ka galin isla markaasna aysan shaqo ku lahayn.

HALKAN KA DHAGAYSO