Xildhabaan Maxamed Cumar Dalxa oo kamid ah Mudanayaasha Barlamaanka soomaliya ayaa Wax laga Xumaado ku shegay shirkii kuso Dhamaaday Magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Bay kaas oo lagu go’amiyeey in la dhiso maamulka Konfur galbeed.
Gudoomiye jawaari ayuu ku eedeyeey Xildhabaanka inu uu masiirkii bulshada ku dhaqan koonfur galbeed Soomaliya ku masleeyay beelaha uu kasoo jeeda ee Digil iyo Mirifle.
Xildhabaan Dalxa ayaa ku eedeyeey Gudoomiyaha Barlamaanka inu ka Fikiqirayo wixii Dan u ah Beeshiisa.