Dhageyso:-Madaxweynaha Soomaaliya oo Jeediyay Khudbad Xasaasi ah:-20/06/2013

 
 

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federraalka Soomaaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud oo khudbad dheer ka jeediyay Munaasabadda xeritaanka shirweynaha qaran ee tayeeynta waxbarashada dalkeena ayaa uga mahadceliyay ergada shirka doorka ay ka qaateen in la tayeeyo waxbarashada dalka si ay mustaqbal wanaagsan u helaan caruurta iyo dhallinyarada soomalaiyeed waxa uuna madaxweynuhu ka codsaday qeybaha bulshada inay gacan ka geystaan sidii ay xarumaha waxbarashada ugu dhisan lahaayeen si iskaa wax u qabso ah madaama tacliintu tahay waxa kaliya ee lagu horumarin karo dalka iyo dadka.Dhageyso:-Madaxweynaha Soomaaliya oo Jeediyay Khudbad Xasaasi ah

Madaxweynaha Soomaaliya