Dhageyso:- Maxaa kala socotaa tirada Shacabka ee ku geeriyootay weerarka ka dhacay Muqdisho;19/06/2013

Waxaa soo baxaysa tirade dhimashada iyo dhaawaca ee soo gaartay dadka shacabka ah, taasi oo ka dhalatay weerarkii xooganaa ee maanta ka dhacay Muqdisho.

Mid ka mid ah masuuliyiinta ka shaqeeya gawaarida gurmadka deg dega ah oo la hadlay Saadaal media ayaa sheegay in ilaa iyo 6-ruux oo shacab ah ay dhinteen sidoo kalana ay dhaawacmeen ku dhowaad 15-ruux oo kale.

Hoos Kadhagayso codka ama Riix

HALKAAN KA DHAGAYSO

www.wadaninews.net

info@wadaninews.net