Dhageyso Sarkaal Qeexaya Qaabkii Loo Diley Al Imriiki 0 Saturday September 14, 2013

Waxa La Xaqiijiyey Dilka Cumar xamaami(Oo Looyaqaan Al-ameriki ) kaasi oo kooxda Al-shabaab La xaqiijiyey Inay Ku Dileen Weerar lagu Qaday kadib markii Uu sheegay inuu isaga Baxay kooxda Al-Shabaab Oo mudo Uu ka Tirsanaa.

Sarakiisha Al-shabaab Ayaa Markii ugu horaysey waxay Xaqiijiyeen Dilka Al-ameeriki iyo Waliba Qaaabka U dileen.

Abu ayaan oo ka Mida Sarakiisha Horay uga Tirsanaa Ururka Al-shabaab Ayaa xaqiijiyey Geerda Sarkaalkani lagu Diley Meel U dhow Baraawe sida Wararka  Sheegayaan.

Hogaamiyaha Kooxda Al-shabaab  Axmed Godane ayaa Amray kooxda Al-shabaab gar ahaana ciidamada Loo Yaqaan Amniyadka  Iyadoona b Kadib Weerar Ku qadeen Hogamaiyaha Kooxda Al-shabaab Oo ugu danbeyn ku Dileen.

Waxana Isla Weerarkaasi lagu Diley sarakiil Ka Tirsan Al-shabaab oo  lasocdey,Iyadoona Axmed Godane Sheegay inuu  Macluumad Siinayo Dowladaha Reer galbeedka.

Dhowr Jeer oo hore ayaa Al-ameeriki waxa Uu ka bad badey weeraro kooxda Ku dili lahyeen tan Iyo intii lagu tuhmey Inuu kooxda Isaga Baxay.