Magaalada Baydhabo ee gobolka Bay maanta waxaa looga dhawaaqay Dhismaha maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya, maamulkan ayaa mideyn doona gobollada Gedo, Bay, Bakool, Jubbada Hoose, Jubbada dhexe iyo Sh/Hoose.
Xasan Cali Ibraahim oo ka mid ah ka qeyb galayaasha ayaa sheegaya in Gudoomiyaha barlamanka uu ku waafaqay in Maamul ay u sameystaan gobolada Koofur galbeed ee dalka Soomaaliya.
Riix Halkaan SI aad U Dhageysato
Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkada