Dhegeyso:- Suldaanka beesha Daarood oo Aflagaadeeyey Qowmiyada Digil iyo Mirifle Sep 23, 2013

Suldaan bayle cumar oo la hadley warbaahin muqdisho ayaa ka hadley go,aankii shaley ey gaaraan odey dhaqameedyada digil iyo mirifle oo ahaa in maamul looo sameeyo 6da gobol ee koonfur galbeed somaliya.

Suslaanka ayaa waxaa uu sheegey in gudoomiyaha baarlamanka uu la saftey Qowmiyada digil iyo mirifle goaankii uu la qaateyna uu yahay mid qaldan.

Waxaa kaloo uu aflagaadeeyey shacabka ku bara kacay dagaaladii ee kasoo jeeda Qowmiyada digil iyo mrifle ee ku sugan magalada muqdisho xeryahooda isagoo carabka ku adkeeyey in ey wanaagsan tahay in laga noqdey hadalkii shaley hadii kale kuwa xeryooyinka ku jira ayey dhibeysaa.

Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkaada

 Riix Halkaan si aad u dhageysato 

 Suldaan Beyle Mobil