Dhegeyso:- Wareysi gaar ah oo aan la yeelaney Gudomiyaha Gobolka Bay Cabdi Adan Hosow Sep 14, 2013

Waxaan shaley wareysi dheex oo dhinacyo badan taabana aan la yeelaney gudoomiyaha gobolka Bay cabdi Adan Hosow wuxuuna inoo sheegey in xaalaga guud ee gobolka uu yahay mid degen oo aan wax dhibaato ka jirin.

Gudoomiyaha ayaa waxaa kaloo wax ka taataabtey abaabulka weyn ee ka socda degmada baydhabo kaasoo ah sidii maamul loogu sameyn lahaa 6da gobol ee koonfurta somaliya kaasoo erooyin badan oo ka socda dalka dibadiisa ey hada ku sugan yihiin magalada baydhaba.

Gudoomiye cabdi Adan ayaa si buuxda uga soo horjeestey heshiiskii ey dhawaan wada galeen dowlada federalka iyo axmed madoobe balse waxaa uu sheegey ineysan haboonen in laga boxo dowlada balse ey fiican tahay in looga hortago si siyaasad ah oo aan ku jirin caatifo.

 

wareysigii oo dhan halkan hoose ka dhegeysta

Halkan Hoose Kaga Dhegeyso Mobilkaada

RIIX HALKAAN SI AAD U DHAGEYSATO

 

 Gud. Hoosaw Mobile