waxaa daqiiqado ka hor soo idlaadey shirkii Xildhibaanada DM, Malaaqyada & Maamulkii Gobolka Ay Yeelanayeen waxaana la isku raacey oo lagu dhawaaqey Natiijadii aheyd In Dhaqsi Mamaul loo dhiso.
Malaaqyada DM, Xildhibaanada oo ugu weynyahay Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Jawaarey ayaa si wada jir ah waxay daqiiqado ka hor ugu dhawaaqeen in dhaqsi loo dhiso Dowlad Goboleedkii 6-da Gobol oo maal mahaanba la isku jiid jiidayey dhhisitaankiisa.
Malaaq yada & Mamaulka Gobolka Baay oo uu hormuud u yahay Gudoomiye kuxigeenka Gobolka Shiino Macalin Nuurow ayaa waxay ku adkeysteen dhisida mamaul goboleeda walow ay jireen is jiid jiid udhaxeeyey xildhibaanda, Mamaulka & Malaaqyada oo isku dhinac ahaa lakaiin waxaa khilaaf kaasi lasoo afjarey daqiiqado ka hor.