Mudaaharaadkaan ayaa weli wuxuu ka soconayaa Baydhabo waxaana ka qeyb qaadanayaan dhamaan intii nafba ku jirto oo Baydhabo kunool marka laga reebo ciidamda Amisom.
Wariyaasha Baydhabo ee Warbaahinta Arlaadii ayaa waxay kusoo waramayaan inuu weli Mudaarahaadku uu kusocdo si xawli ah kaasoo xiriirkii iyo kalsoonidii loogu jaray Dowlada Garguurte,, Madaxweyne Xasan Safarow waxaana Mudaaharaadka si wanaagsan ugu qeyb qaadanayaan Dhalinyerada Isbedel doonka oo shalay iyo ilaa hada wada Kicin aad u xoogan taaasoo ay dadkoodhan saameysey.