Daawo. Xasan Sheekh Xabad ayaa Naga Dhexeysa Hadii Mar Kale Aan Ku Arigno Dhul Digil Iyo Mirifle. Sep 4, 2013

 Daawo. Xasan Sheekh Xabad ayaa Naga Dhexeysa Hadii Mar Kale Aan Ku Arigno Dhul Digil Iyo Mirifle.  Sep 4, 2013

Mid ka mid ah odayaasha dhaqanka ee digil iyo mirifle ayaa digniin xoogan u direy madaxweynaha maamulka Mogdisho ee soomaaliya.

Xasan sheekh ayaa loogu digey in uusan imaanin qeybo ka mid ah gobolada koonfur-galbeed ee soomaaliya, waxaana uu afka ku adkeeyay in xabad la dhacayaan hadii dambe lagu arko dhulkaasi.

sidoo kale waxaa uu digniin midaas la mid ah u direy malaaqa, Axmed madoobe oo dowlada xasan sheeg heshiis la gashay.

Halkaan Ka Daawo.