waxaa maraq ma doonto ah in aduunkaan qof waliba uu ka fekero Qoyskiisa gaarka ah, caruurtiisa, waalidiintiisa iyo beesha uu kasoo jeedo balse waxaa aad u yer tirada dadka ah ee ka fekerta Masaajidada Alle .
Hadaba waxaanu in badan isku soo sheegney Quraxda iyo horumarka Guryihii ugu dambeeyey ee lagu soo kordhiyey Baydhabo balse ma jirin mar aad nasoo weydiiseen sida ay kusugan yihiin Masaajidadii Alle xaalkooda, hadii ay ubaahan yihiin dayactir, dib u qurxin iyo naash naash intab laakiin wadaninews.net waxay idin soo gudbinayaan maadaama uu Soonkii Fooda nagu soo haayo Sida uu u baa,basan yahay Beedkii Alle ee Masjidkii Caanka ahaa Ee DABAQEYNKA AMA " CARABTA" kaasoo u baahan dayactiro meelo ka jajabey Nuuriyen iyo naash naash hadiiba loo helo dad Diyaar u ah Qurxinta Beeka Alle & Aakhiro wax u hormarsashada.



