Hordhaca Champions League Group D: Guardiola Iyo Pellegrini Oo Maraya Tijaabadii Ugu Horeysay. 17.09.2013

Hordhaca Champions League Group D: Guardiola Iyo Pellegrini Oo Maraya Tijaabadii Ugu Horeysay.  17.09.2013

Waxaa bilaawdey sida aad la socotaanba wajigii koowaad ee championka  waxaaan isku dhagan nadiyo macquul 

oo ah sida gruopka D; aa kuwada jira labo naadi oo kulul oo  ah mancity iyo beyer munich oo ah naadiga haysta 

koobka chanpionka oo jaceyl inay difaacato  koobkaan oo iyada ku guulaysatey sanadkii hore  iyo mancity oo ah 

naadi kulul waxaa kula jira laba naadi oo kale oo ka mid ah naadi rushka CSKA oo ay wada cyaari doonaa kooxda haysata 

koobka oo ah beyer munich  cayaartaas oo ka dhaci doonta garoonka munich oo ku marti galin doonta koocda beyer ma aha 

cayaar qabow balse waxaa ku qasban kooxda beyer inay difaacato guusha mar hadii ay ku cayaareyso hoy geeda 

si walbo waxaan sugeynaa caawo iyo cayaarta dhaxmari doonta beyer iyo kooxda ruushka cska  waxaa jirta inay isku aadanyahiin 

kooxda mancity iyo kooxda kale ay isku gruopka yahiin viktore oo ah naadiga chzech oo caawo u safri doona mancity 

 waxaan wada sugnaa waa caawo iyo championka oo bilowdey wajigiisa koowaad mancity oo labadaan sano ugu danbeeyay daris la noqtey 

guul daro iyo inay u soo gudbi waysay wareega labaad balse diyaar garow wayn aa ka muuqdo 

 

 

 


Crea un sito web gratis Webnode