Waxaan wada oganahey xaley inay bilaawdeyn kulamadii ugu horeeyay ee horyaalka Championka ah
kulamadaas oo u badnaa sidee loo saadaliyey badankoo inay ku dhamaadeeyn balse kooxa badan
ayaa loo awood sheegtay oo madaxa dhulak loogu garaacey sida kooxda Galasatray oo loogu
awood sheegtay goolal badan oo la filaynin isku soo wada duub waxaa jirta cayaaro ka xiiso badan ku wii xaley dhacey
waxaa is haysta caawo naadiga AJEX oo hollanda ah oo ku guulaystey laba jeer koobkaan hada la cayaaraayo
iyo naadiga reer spian BARCELOONE oo iayadana ku guulaysatey afar jeer waxaana ku wahliya caawo laacibka reer brazil
oo ay ku soo ibsadeyn lacaga badan taas oo ah 57 milyan waxaana dhaawac ka soo kacey cayaartooy badan oo
horey kooxda barcelone dhawaca ugu maqnaa sida Blue Garana, oo ah kabtanka, Carles Puyol oo labada ku maqnaa dhaawac in mud aha
Kooxda Ajax ayaa dooneysa in qeybtan ay kasoo gudubto kadib xilligii hore oo ay kaalinta ugu hooseysa ka gashay qeyb ay kula jirtay kooxaha Real Madrid, Dortmund iyo Realmadrid