Horedhaca Championka legua waxaa caawo is haysta Celtice iyo ACmilano, 19.09.2013

Horedhaca Championka legua waxaa caawo is haysta Celtice iyo ACmilano, 19.09.2013

Kooxda AC Milan ayaa garoonkeeda San Siro kusoo dhaweyneysa caawa kooxda Celtic iyadoo dhaawacyo badan ay ka heystaan ciyaartoy badan oo muhiim u aheyd Milan waxaa kaloo jirta in u yimid laacibka reer brizal Kaka  oo dib ugu soo noqda oo asiga balse uu qabo dhaawac aan cayaari doonin waxaa kaloo aan cayaari doonin laacibin badan oo dhaawac qaba sida  El Shaarawy iyo Montolivo oo dhammaantood kulankan ka maqnaan doona kooxda kale ee la cayaari doonta Celtice waxay sanadkii  horey ka yaabisay kooxda barcelone oo ku soo garaacdey gurigeeda 

Glaskow kana soo baxday qeybtii ay ku wada jireen oo ay ku wehlisay kooxda Benfica,

Groupkaan waxuu noqon doonaa mid aad u dhib badan saadaashiisa sababtoo ah waxaa ku wada jira kooxo wada haysta 

Qibrad cayaareeyd iyo iyagoo horey u qaadey koobabkaan lagu tartamayoo koley waa arkeynaa caawo siday ku dhamaan doonta 


 


Crea un sito web gratis Webnode