anigoo ah mudane aad u jaceyl horemarka iyo daganaashaha digil yio mirifle oo aan u xiiseeya horemarkooda ayaan waxaan aad ugu mahad calinayaa bahda wadani news ku waas oo mar walbo u soo bandhiga bulshada ku abtirsata dhabta iyo xaqiiqda jirta ayaan marka hore hambalyo u diraayaa saxaafada digil iyo mirifle oo jaceyl wanaagooda hadii aan u so noqdo qoraalkeyga waxaa uu ku saabsan yahey reer qaxooti maxay ula jeedaan inay isku magacaabaan madaxwayne jubbaland ? marka hore hadii aan ka hadalno taariikh ahaan dhulka labad wabi ma ah dhul ay dagaan beeshaas ogaadeyn waxaa lagu keenay qaxootinimo meesha la yiraahdo sablaale oo ka mid ah jubada dhaxe iyagoo ka soo bara kacey abaaro saameeyay ethopia waqtigaas ka dibna waxay ka mid noqdeeyn askar daacad u ah rajiimkii waqtigaas jirey hadii aan ka hadalno waqtigii gumeysiga oo italy joogeyn somalia waxaa laga diyaariyay map kaas oo wali yaala wadanka italy nasiib daro ma soo marin dowlad si xaq ah u maamusha wadanka somalai ha ahaato tii uu xukumi jirey cabdrishiid sharmaerka iyo tii aadan cade iyo tii rajiimkii maxmed siyaad bare isku so wado duub dhabtii waxaa nasiib daro ah iyagoo ay ugu geeriYoodeyn dad badan faro badan waqtigii gumeysiga qowmiyad digil iyo mirifle hadan waxaa si fudud loo dhacaa wadaniyadooda iyo dhulkooda taas oo loo adeegsado waxyaabo badan dhabtii wax qabadka digil iyo mirifle iyagoo ka gaabiyey siyaasiyiin badan oo hore uga tirsanaa qowmiyda digil iyo mirifle waxaa fariin u dirayaa jiilka cusub oo jaceyl hogaanka inay gacan kudhigaan
inay ka fogaadaany qiyaanoyinki ay isticmaali jirey dadkii hore u soo maamuley digil iyo mirifle kana fogaadaan dhaca iyo boobka ay u geysanayaan shacabkooda si dadban iyo si toos mar hadii ay u badanyahiin dad beeraley oo ah xalaal quudata haysatna laba wabi iyo badda kuna teegsanyahiin ilaa iyo xuduudka kenya iyo ethopia waxaan jaclahey ianay isku taxlujiyaan mar wlabo inay so bandhigaan afgaartooda ka aadan siyaasada dhulkooda iyo dadkooda maadaama ay yahiin barakacayaasha ugu badan dalka gudahiisa iyo dibadiisa
waxaan ku soo gabagabeynayaa qormadeyda
NB waxaan jaclahey inaad hal meel ugu soo wada jesataan wax qabadkina aadan ku tashan mudane baarlamaan iyo mid xildhibaan yio wasiir waa in la tusaa shacabka wax qabad iyo horemar waa in loo xirtaa dhaxda maamulka inuu ka badbaado xumaan oo dhan shacabkana loo shaqeeyo
qore dr abukar dahir nour xabeeb
by name: abukar
email: dahir_323@hotmail.com