Dhageyso:- Baarlamaanka Soomaaliya oo kulan xasaasi ah leh iyo taliyaasha ciidanka oo loo yeeray:23/06/2013

Mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan xasaasi ah waxay ku leeyihiin magaalada Muqdisho.

Kulanka ayaa waxaa looga hadlayaa arimaha amaanka. Waxaana maanta baarlamaanka looga yeeray saraakiisha iyo taliyaasha qaybaha kala duwan ee ciidamada Soomaaliya.

Kulanka ayaa waxaa ka hadlay qaar ka mid ah taliyaasha ciidamada iyo munayaal ka tirsan baarlamaanka.

HALKAAN KA DHAGESYO


Crea un sito web gratis Webnode