Dhageyso:-Khudbadii Jawaarey Ee Shirkii & Go'aankii Baydhabo 22/09/2013

Anigoo ku hadlaya Magaca Madaxweynaha, kan dowlada aadaan idin salaamayaa waxaana madaxdii dowlada usheegayaa in DM ay mideysan yihiin oo ay ka go'antahay. Mudane Jawaarey wuxuu sheegy in DM arintiisa aana toosin aysan toosi doonin Arinta Soomaaliyeed guud ahaan .

 
waxaana idin ka rabaa inaad naga deysaan fidhi ku dirirka Qurba joogey ama meeshaan imaada hadii aad xil rabtaan hadii aad wax taageereysaan Gacantiisa hala arko ama naga aamuso war badan ma rabno.
 
Go'gashii waa furantahay ee waxaana ugu baaqayaaa dadka deriwadaaga nahay iney dhaqsi imaadaan Baydhabo oo ay ka qeyb qaataan Arintaan Dowad Usameynta.

 

{C}