kooxda DHAGEYSO: Mukhtaar Roobow oo kashifay Waxyaabo badan oo Sir ah, dilkii ibrahim afgaanna sheegay Published on September 20, 2013

Waxaan halkan idin kusoo gudbinayaa qudbad uu jeediyay Mid kamid ah hogaamiyaasha ururka al-shabaab oo ka hadlaya dilkii uu hogaamiyaha al-shabaab ku qaraajiyay qaarkamid ah saraakiisha ugu saraysa kooxdaas,mukhtaar Abu Maansuur ayaa isagu dhaliilay oo wax laga xumaado ku tilmaamay dilkaas.

Waxaa kale oo muxaadarada Mukhtaar rooboow laga fahmayaa qaar kamid ah magacyada raga u xiran Ahmed Godane, Haatan madaxda shabaab Magacyadooda, gaar ahaan kooxda Ahmad Godane oo kala ah:-

 

1- Ahmed Abdi Godane. Dir/Isak/Arab

2- Mahad Karatee . Hawiye/Habargidir/Ceyr

3- Daahir Gacamey. Hawiye/Habargidir/Duduble

4- Sultaan/Faruur. Dir/Isak/Habarjeclo

 

5- Sahal Iskudhuuq. Dir/Biimaal/Gaadsan

6- Hiireey. Hawiye/Xawaadle, Gudoomiyaha Wilaayada Sh/hoose

7- Axmed Diiriye, Gudoomiyaha wilaayada Bay iyo Bakool.

8- Sh Cali Jabal. Hawiye/Abgaal/Mataan Cabdulle

9- Sh Cali Dheere. Afhayeenka Guud. Hawiye/Murursade/Sabti/Asraafiil

10- Xuseen Fiidoow. Hawiye/Murursade/Foorculus/Habar Maxamed

11- Cabdicasiis Ubu Muscab. Afhayeenka Hawlgalada. Daarood/Mariixaan

12- Macalin Jinoow. Digil/Mirifle/ Hubeer.

 habeenkii-shahaadada-culumada1 


HALKAN RIIX OO DHAGAYSO CODKA

Riix Halkaan Si aad u dhageysato