Jaaliyada Netherland Ee Soomaalimaay Oo Yeelatay Kulan kii ugu sarayey oo ka soo baxay arimu muhiin aha September 08, 2013

Jaaliyada Netherland Ee Soomaalimaay Oo Yeelatay Kulan kii ugu sarayey oo ka soo baxay arimu muhiin aha  September 08, 2013

Magaalada Amisterdam ee caasimada wadanka Netherland ayaa waxaa kulan muhiim ahaa ku yeeshey Jaaliyada Soomaalimaay ee wadankaasi kaas oo laaga hadlayey Arimo badan oo muhiim u ah dadka iyo deegaanada Arlaadii Soomaaliya.
Qodobada shirkaan looga hadlayey ayaa waxxaa kamdi ahaa:- 1  waxaa taageero Kal iyo laab leh ay jaaliyadu taageertey go'aankii Malaaqyada Soomaali Maay kasoo yeerey hadi uu ahaan lahaa in maamul la dhisto ama hadii dowlada xiriirka loo jari lahaa.

 
2 in dhasi Dhaqaalo ay u aruuriso Jaaliyada oo ay ku taageereyso Madasha Gogasha laga Fidinayo ee Baydhabo shirka maamul usameynta 6-da Gobol ee Deegaanada Arllaadii.
 

 

3- In Laga Qeyb qaato Mudaaharaadka ka Dhacaya Shirka Biljamka 16-ka sep,  oo inaga xiga dhowr maalamood keliya.
 
Qodobada 4aad iyo 5aas ee shirka waxay kala yihiin Digniin & Talo oo mid Malaaqyada Ugaar ah & Mid Soomaai Maay oo dhan khuseyso.
 


 

4-  Malaaqyada hadii  Madaxweyne Safarow  uu yimaado Baydhabo & Hadii Jawaarey Imaadaba yaan laga dheg lalaq loo siinin in maamul usameynta deegaanadaasi lagajoogo.
 
5- Soomaali maayeey waxad leedihiin Af-Idin G
 

aar ah, Gobolo Idinku Filan waxaaba idin soo jeedin laheyn in laga shaqeeyo Mustaqbalka qaabkii aanu uga goî laheyn soomalaidaan Horror-ka inteeda kale oo aanu u noqon laheyn sida Somaaliland oo kale.

 

marka aniga waxaan layhaya aan dedaalno