Dhalinyerada jaaliyada sweden Isbedel Doonka dr abukar dahir nour xabeeb oo kahadle halada D&M September 07, 2013

subject: dhambaal ka socda jaaliyda swedan ee D`,M
waxaan marka hore aan bogga wadani news salaan u marinayaa dhamaan dadyowga ku abtirasada labada wabi salaan ka dib waxaan u sheegayaa in marka hore la sii balaariyaa banaan baxa ka dhanga ah dadka boobka lagu siiyey dhulka ay dagaan dadyowga D.m oo u dhaxeeya labada wabi banaanbaxaas oo loo baahanyahey inuu yurub oo dhan loo bandhigo marka hore lana tusiyo inuu yahey banaan baxaan mid ka turjumaayo jirtitaanka qowmiyada digil iyo mirifle iyo lahaanshaha dhulkooda waxaan kaloo nagu maqaal ah inaan ka dhageysaney Radio VOA inuu AL___ amiirka oo sheegtey inuu ka mid yahey qayb ka mid ah raxwayn taasna ay u dhiganto wali in loo adeegsan rabo qowmiyada digil iyo mirifle inay caruurtooda iyo hantidooda iyo sharaftooda lagu lunsado arimo diineed waxaan ugu la socodsiinayaa ama iga dar daaran ah inay dhamaatey waqtigii lagu dagaalami jirey diinta inay dhamaatey oo hada diyaar loo yahey qof walbo inuu dib u dhisto dhulkiisa oo ku figiro dib u dhiska iyo kor u soo qaadka dhalinta cusub si ay horemar u gaaraayn wax walbana ay ugu hartagaan mar hadii aan nahey bahda ama dhalinta isbadal doonka ee jaaliyada swedan waa u diyaar inay mar walbo kor u qaadaan jiritaanka dadkooda iyo sumcada dhulkooda taas oo ah mid aan marag ma doonta aheyn in lagu dagaalamo ama cadow walbo soo weeraro lagala hortago gacan bir ah iyagoo hal waji u arki kara ama hal hadaf taasna ay ku jirto dib u soo calinta karaamada digil iyo mirifle mar labaad waxaan u sheegayaa in ay diyaar u noqdaan dhamaan bahda saxaafada iyo wabsidyada banaanbaxa ka dhaci doona BILGIEM, kaas oo ah mid aad ugu qaali ah dib u soo calinta sharafta digil iyo mirifle waa ku mahadsantahiin dhamaan inta la socota maqaalkayga

by DR abukar dahir nour xabeeb

name: abukar
phone: 0046727682307
email: dahir_323@hotmail.com