Boosaaso:-Sh Daahir Aw-cabdi oo ka mid ah culimada dalka Soomaaliyeed kuwa ugu waaweyn kuna nool degaanada Puntlland aya waxaa si kooban uga hadlay fadliga bisha ramadaan iyo sidda ay dadkii Muslimiinta ah ay ugu dadaali jireen kheyrka iyo cibaadaadka. Sh Daahir Aw- cabdi ayaa ku booriyey dadweynaha in ay dadaal dheeraad ah sameeyaan Bisha Ramadaan oo cibaadaadka iyo Akhrinta Quraanka ay ku dadaalaan kana fogaadaan meelaha waqti lumiska ah.
Hoos ka Dhagayso wacdiga Sh Daahir Aw-cabdi
Ama RIIX HALKAAN SI AAD U DHAGEYSATO MUXADARADA Mp3