Sheekh Maxamuud Xaliike “Dadka ilaah ku dhiiranaa” (Dhageyso) :-06/07/2013

Sheekh Maxamuud Xaliike “Dadka ilaah ku dhiiranaa” (Dhageyso) :-06/07/2013

Laascaanood:-Waxaana caawa idiin soo gudbineynaa muxaadaro qiimo leh oo uu jeediyey Sheekh Maxamuud Maxamed Xaliike oo ka mid ah Culumada Soomaaliyeed ee nool magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool ka dib dilkii foosha xumaa ee loo geystay Sheekh C/qaadir Nuur Faarax Raximahulaah.

Sheekh Maxamuud Maxamed Xaliike ayaa waxaa uu labada muxaadaro ka jeediyey magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool waxaana uu Sheekhu sardiyey adilo badan oo reebtay dulmiga iyo dilka xaqdarada ah oo maanta noqday wax aad u sahlan .

Muxaadarada Sheekh Maxamuud Maxamed Xaliike ayaa si dhab ah u taabaneysa halka ay ku danbeyn doonaan kuwa caayda iyo dilka culumada dhaqanka ka dhigtay .codsi badan ka dib baan dib u soo celinay muxaadaraadka Sheekh Maxamuud Maxamed Xaliike ,

Hoos ka dhageyso muxaadaradii Sheekh Maxamuud Maxamed Xaliike uu ka jeediyey Laacsaanood ka dib dilkii Sheekh C/qaadir qeybtii 1aad


 

 

Ama RIIX Halkan Si Aad Dhageysato  Mp3

Hoos ka dhageyso muxaadaradii Sheekh Maxamuud Maxamed Xaliike uu ka jeediyey Laacsaanood ka dib dilkii Sheekh C/qaadir qeybtii 2aad

 

Ama HRIIX Halkan Si Aad Dhageysato Mp3  

info@wadaninews.net

www.wadaninews.net