Udiyaar Garawga Bisha Ramaadan Sh.Maxamed Cabdi Umal (Daawo) :-07/07/2013

Udiyaar Garawga Bisha Ramaadan Sh.Maxamed Cabdi Umal (Daawo)

July 6, 2013 - Written by Editor

SONY DSCNorway:-Waxaan caawa idiin soo gudbineynaa Muxaadaro qiimo badan uu Sheekh Maxamed Cabdi Umal ka jeediyey Masjidka Al-Tawfiiq ee dalka Norway waxaana uu Sh.Umal uu muxaadaradiisa uga hadlay mowduuc muhiim ah wuxuuna ahaa Udiyaar Garawga Bisha Ramaadan .

Sheekh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah ayaa ka hadlay wax looga baahan yahay qofka Muslinka ah bisha Ramadaan , qaabka uu uga faa,ideysan lahaa aana ugu diyaargaroobi lahayn.

Hoos Ka Daawo diyaar Garawga Bisha Ramaadan – Sh. Maxamed Cabdi Umal

www.wadaninews.net

info@wadaninews.net