cayaar aad u kulul oo dhaxmartey labada naadi oo kala ah bayern munich , ayaa waxay u dhaxeysay
labada naadi oo kala ah bayer Munich iyo Cska mascow waxaa dhabtii ay soo bandhigeyn cayaar aad ugu qurux badan
dadkii cayaartan u soo daawasho tagey aad ayay ugu qanceyn cayaartoo socotey dhowr daqiiqo ayaa waxay bayer hashey fursad
qaali ah taas oo sahashey in cayaartaas ay hogaanka u qabtaayn waxaan u saxeexay goolkaa Mario Mandzukic cayaarta ka dib
waxaa bilowdey weerar iyo weerar calis waxay saas ku sii socoto ayaa daqiiiqadii 22 ayaa waxaa hadana hashey fursad kale kooxda bayermunich
taas oo u saxeexay laacibka ay ku dhaartayn kooxda ee reer holland Arjen Robben waxaa bilaabeyn inay sii dardar galiyaan weerarkooda kooxda
reer moscow balse waxay waayen fursad ay ku barbareeyaan ay isaga soo gudaan labda gool lagu leeyahey Alan Dzagoev oo ka cayaara qadka dhaxe ayaa dhaawac gaaray oo la badaley waxana lagu badaley Aleksandrs Caun dhabtii waxba iskama badalin cayaarta markii la isku soo noqdey waa sii kulaalatey kooxda bayer wax kama badalin qaab cayareedkeeda waxaana gool sadaxaad dhaliyey laacibka reer holland Robben
waxayna ku dhamaatey 3 oo ay leedahey kooxda bayer iyo kooxda reer mascow aan wax gool laheyn