UEFA Champions League: Copenhagen 1 Juventus 1 caawo juve dirqi ay ku fagtey 18.09.2013

Caawo cayaar dhaxmartey labada naadi oo kala ah bianco nero (juve)  oo reer azure ah iyo

naadiga ay ku dhaartaan reer danmarka ah Copenhagen oo loogu magacdarey caasimada wadanka

ayaa waxay kud ahx martey cayaar ka tirsaneyd isreeb reebka UEFA Champions League  cayaartaan oo aheyd mid xiiso badan

dadka u soo daawash tagey tiradooda waxay kor u dhaafeysay ilaa iyo 45 kun oo qofood jawiga waxu ahaa mid aad u dagan

labda kooxood waxay soo bandhigeyn xirfado iyo isku dhiib dhiib oo ah baas gaaban waxaa markii ugu horeysay ku furey shabaqa kooxda

juve  laacibka reer danmarka  ka dib waxaa kubud si kulul u soo qaatey dhinac midig laacib qaranka ee reer azure pirlo ay ku dhaartaan

bianco nero  waxayna ku dhamaatey barbar dhaco