UEFA Champions League: Galatasaray 1 Real Madrid 6 ugu awood sheegatey 18.09.2013

UEFA Champions League: Galatasaray 1 Real Madrid 6 ugu awood sheegatey 18.09.2013

cayaar ka mid aheyd is reebka wajigiisa koowaad ee championka ayaa waxay dhaxmartey labada naadi

oo kala ah raelmadrid iyo naadiga Galatasaray cayaartaas oo aheyd mid aad u xiisa badan  waxay ku dhamaatey lix gool

iyo hal taas oo ah awood wayn oo loo sheegtay kooxda Galatasaray  waxaa caawo labada kooxood soo bandhigeyn cayaaro

aad u qaali ah  runtii kooxda realmadrid  oo looga bartey xirfad cayareed oo qaaali ah iyo qibrad wayn  waxaa ka dhax muuqdey Bella oo soo galey cayaarta  qaybteeda danbe waxaan u kala dhaliyey goolasha lixda ah sadax ka mid ah  ronalda laba waxaa dhaliyey banzamin, mid kale waa sico ,

gool kaliya ay dhaliyeen waxaa dhaliyey boyenmosler kubad aad u qabow badneeyd oo ku noq noqtey goosha iyadoo meel banaan taalo ku laad