Cayaar aad u qurux badan oo xiiso badneyd ayaa waxay dhaxmartey labada kooxood
oo kale ah mancheter unit iyo kooxda bayer levenkus waxaa garoonka kala baxey farxad naadiga manchester unit
naadiga reer bayer levenkus dhabtii waxaa us oo daawasha tagey ugu yaraan ilaa iyo 20 kun oo daawadiyaal
waxayna aheyd cayaar ka tirsaneyd wareega hore ee championka rooney iyo laacibka reer holland aa muujiyey cayaar aad
u qurux badan balse dhabtii makal liidan dhinac kale kooxda bayer levenkuse Rooney ayaa ku furey cayaarta goolkii
ugu horeeyay ka dib dhowr daqiiqo markay socotey waxay socoto cayaarta waxaa gool kale ka dhalayey laacibka reer
holland Robin van Persie gool kaas oo ahaa mid ku yimid counter-attacking goal. Omer Toprak ayaa waxaa u dhaliyey gool ugu horeeyay
kooxda luverkusen waxayna ku dhamatey cayaarta 4 gool oo ay leedahay kooxda manchester unit iyo 2 gool ay leedahay kooxda bayer leverkusan
dhabtii waxay soo wada bandhigeyn labdooda farsamo qiimo badan
caawo kulankisa ugu hooreyay moosey oo ku faxo oo guul u soo hooyato ay noqtey