UEFA Champions League: Viktoria Plzen 0 Manchester City 3 cayaar xiiso badan 18/09/2013

UEFA Champions League: Viktoria Plzen 0 Manchester City 3  cayaar xiiso badan 18/09/2013

Kooxda manchester city oo ku bilaabatey group keeda  guul  waxay ka badisay kooxda Viktoria Plzen iayadoo ay madax 

dhulka u dhigtey uguna awood sheegatey 3 iyo 0  cayaartaan oo aheyd mid ka dhaceysay garoonka kooxda Viktoria Plzen

 oo ay marti u aheyd kooxda reer manchester city   labada dhinac waxay soo bandhigeyn cayaar xiiso badan oo ku dheehan

wanaag iyo isku dhiib dhiib wanaahgsan balse waa loo awood sheegtay  kooxda reer Viktoria Plzen waxayna ku soo gaba gabowday 

3 iyo 0 oo guusha ku raacdey manchester city