War Deg Deg Dhegeyso:- Gudomiyaha Balmanka iyo Odayaasha Digil iyo Mirifle oo ku hishiiyey in la dhiso Mamul ^ gobol ah Sep 21, 2013

Waxaa goordhow lagu soo gaba gabeeyay magaalada Baydhabo ee gobolka Bay shir ay maalmahan lahaayeen xildhibaanada Barlamaanka Soomaaliya iyo Odayaasha dhaqanka beelaha Digil iyo Mirifle.

Qodobadii kasoo baxay kulanka ayaa waxaa saxaafada u akhriyay gudoomiyaha barlamaanka Pro Jawaari, waxaana uu ku dhaqaaqay in sida ugu dhaqsiyaha badan loo dhisi doono maamul goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya.

Qodobadii lagu hishiiyey dib ayaan kasoo sheegi doonaa

Riix Halkaan si aad u dhegaysato

Halkan aga dhegeyso Mobilkada

 

Shirkii Baydhabo Mobil