Waxaa soo baxey khilaaf ku yimid maamulka jubba land iyo dowlada 17.09.2013

Waxaan ka halney maamulka jubbaland ilo ku ag dhow  oo ka mid ah saraakiisha  jubbaland  uu hogaamiye axmed islaam (madoobe)

inuu  fashilmey wada hadalkii u dhaxeeyay maamulka jubbaland iyo dowlada faderlka 

uu hogaanka u haayo madaxwayne xasan sh iyadoo la ogyahey mar dhow inuu ku dhaxmarey  hashiis labada dhinac kaas oo 

ku bilaawdey  jawigiisa hore wadan dariska lah somalia  ethopia caasimadiisa addis ababa,  ka dib markii lagu balamey in dib ugu furmo shirwayne 

lagu madeyn doona siyaasiyiinta ka soo jeeda jubbaland  kaas oo hada ku gacanseeray maamulka jubbaland iyagoo ku tilaamey inuu ka 

soo horjeeda hashiiskaas inuu dhaqan galo R/wasarah dowlada mr saacid  taas ay ku tilammeyn maamulka jubbaland inay marna u dulqaadan doonin 

in dib ugu furmo shirkaaas  magaalada muqdishoo ay rabaan inuu ka dhaco magaalada kismayo, qorshaha markii hore lagu hashiiyay ayuu ahaa

in wajiga hore lagu qabto kismaayo kan danbe lagu qabto caasimada muqdisho,

 

by dr abukar dahir nour xabeeb wabside wadaninewsonline