Xildhibaanada DM IYO Gudoomiyaha barlamaanka iyo malaaqyada DM oo u wada dhan gobalka baydhabo 17.09.2013

Xildhibaanada DM IYO Gudoomiyaha barlamaanka iyo malaaqyada DM oo u wada dhan  gobalka baydhabo 17.09.2013

waxaa ay u wada guureyn dhamaan xildhibaanada DM   iyo gudoonka barlamaanka  

magaalada baydhabo  iyagoo diyaar u ah inay dhistaan maamul ay ku tilmaameyn koonfur galbeed 

kaas oo ah dhul ay ku abtirsanadaan nasabada DM  si kastaba ha ahaato todaabkii hore ayaa waxaa si kulul 

ugu hadley banaanbax ka dhacey gobalka baydhabo malaaq SHIINO ;iyo malaaqyo kale oo badan  ku waas oo 

ku dhaleeceyay dowlada faderalka iyo maamulka jubbaland inay  boob ku haystaan dhulka ay ku abtirsadaan nasabad DM 

ayagoo  ay ku tilmaameyn hashiiska lagu gaarey wadanka ethopia casimadiisa addis ababa uu ku wajahanyahey dhac dhuleed uu aheyn hashiis

daacad ah  markay go,aan ku gaareyn dhamaan dadyowga dage labada wabi ayaa waxay u qabteyn dhowr maalmood inay ku gaaraayn magaalada 

baydhabo dhamaan xildhibaanada iyo wasiirada ku abtirsada DM iyo  godoomiyaha barlamanka,   maanta ayaa waxaa dhow flight diyaardeed 

ku dagtey garoonka wayn oo caalamiga ah ee col shaati gaduud ee magaalada baydhabo taas oo wadey wafdiga  uu hogaaminayo gudoomiyaha baarlamaanaka  prof jawaari iyo xildhibaanada DM;iyo wasiiradooda