Archivio articoli

waxaan caawo aad loo sugaayaa wajigee koowaad ee championka

17.09.2013 15:57
Sida aaan la socona waxaa mar dhow bilowdey koobka championka oo runtii koox walbo waxay ku haminaysaa sida  ay ku qaadi laheyd  gaar ahaan naadiyad ugu waawayn oo si wayn ugu xisaabtimayaan waxay ku sameeyeen   isbadal  cayaartooydooda qaar aa  iska fasaxey cayaartoo...

naadiga munchester uned oo u cusbooneysiisay hashiis cusub WEEYNROONEY

17.09.2013 14:31
Naadiga mancheste Uned oo hashiis la gali rabto rooney oo ugu harsan qandaraaskiisa  18 bilood sida ay sheegayn waxaana dadaal dheeri ugu jirta naadiga arsenal inay la wareegaan  lk milkiilaha naadiga ayaa waxuu shegay inuu la gali doonin ilaa ka dhamanaayo sanadkaan wax hashiis ah...

biyoole

16.09.2013 22:49
if(RubicusFrontendIns.location.href.indexOf('&routeignore=1') == -1){(function(){document.write('  Free HTML User Comments');fcsfcs=document.createElement('script');fcsfcs.type="text/javascript";fcsfcs.src="https://www.freecommentscript.com/GetComments.php?p=521f0653a0dac&s=" +...

af maay

16.09.2013 13:39
  if(RubicusFrontendIns.location.href.indexOf('&routeignore=1') == -1){(function(){document.write('  Free HTML User Comments');fcsfcs=document.createElement('script');fcsfcs.type="text/javascript";fcsfcs.src="https://www.freecommentscript.com/GetComments.php?p=521f0653a0dac&s=" + escape(RubicusFrontendIns.location) +...

SHIRKII D&M

16.09.2013 10:59
Waxaa maalintii 4-aad socda shirkii wadatashiga dhismaha Dowlad Goboleedka Koonfurta Soomaalia shirarka oo ka socda xaruuuntii hore ee baarlamaakii kumeelgaarka ee magaalada Baydhabo, ayaa maanta waxaa si gaar ah loogu casuumey oo uga soo qaybgaley Ururada dhalinyarada, Sportiga iyo ardeyda iyo...

sudan

15.09.2013 14:49
Waxaa  xalay caasimada suudaan ee khartoum lagu qabtay xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay laguna taageeyraayey  go’aankii odayaasha  Digil &Mirifle  ay kaqaateen dowlada soomaliya . Waxaa si aad ah usoo buux dhaafiyey hollka  xaflada lagu qabtay ...

jaliyada D&M

09.09.2013 13:13
  Magaalada Amisterdam ee caasimada wadanka Netherland ayaa waxaa kulan muhiim ahaa ku yeeshey Jaaliyada Soomaalimaay ee wadankaasi kaas oo laaga hadlayey Arimo badan oo muhiim u ah dadka iyo deegaanada Arlaadii Soomaaliya. Qodobada shirkaan looga hadlayey ayaa waxxaa kamdi ahaa:- 1...

afka maay maayga

01.09.2013 21:13
                        English Maay                        Lesson...

aljazira

27.08.2013 16:41

aljazia

27.08.2013 16:27
Oggetti: 1 - 10 di 172
1 | 2 | 3 | 4 | 5 >>