habaliyo

26.08.2013 16:58

 

HAMBALYO !!! HAMBALYO !!! HAMBALYO.

WAA HAMBALYO  AROOS FARXADEED.

Caawa oo ay taariikhdu tahay, 11/08/2013. Waxaa ku aqalgalay Dagmadda Galdogob ee Gobolka Mudug, Caruuska iyo Marwadiisa kala ah, Cismaan Axmed Faarax ( xalleef) iyo Faadumo Xuseen C/rasaaq ( Qarjajaas). Waxaan leenahay RABBI haka dhigo reerkii isku waara, caruur saalixana kala hala, oo jacaylkoodu uusan duugoobin (BAARAKALLAAHU LAKUM, WA BAARAKA CALAYKUM, JAMACA BAYNAKUMAA BILKHAYR) Waxaa hambalyadaan diraya dadka kala ah,

 Cali Afjabay Faarax( Caligarow),

 Nabadoon, Moxamed Afjabay Farax,

 Dr, C/weli Afjabay Faarax,

 C/laahi Afjabay Faarax ( maaful),

Khadiijo, Xaliimo, Faadumo, Maryan , C/khaddar,Siciid, Siciido, C/fitaax iyo dhamaan reer Axmed faarax xalleef, Cali Cabdi Gaacir, Geele Istuur Salawaax, Axmed M. Cabdi Giir, Magad Golay, Gud, Dhimbil Cagamadow, Burhaan Jaamac Isxaaq, muxyadiin Cali Tifow, Fardowsa Xasan Cali, Cibaado Cali Cabdille, Mahad Jamac Juunle, Xasan Warsame Cadde, C/qani Moxamed Cali, dadkaan  oo kala jooga wadamadda USA, Ethiopia, Somalia, Kenya, Uganda iyo Carabaha. Waxaa kaloo ayana hambalyo tan lamid ah diraya dhamaan reer Xalleef iyo qaraabadda kaleba.

ALLAAH ha u aqbalo ducadda, aamiin aamiin aamiin……